Bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo bilaabanaya iyo hab cusub oo loo marayo (Akhriso)

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay,July 12, 2020, dib loo bilaabi doonto howlihii bixinta Baasaboorka. Hadaba iyadoo laga taxadarayo waxyeelada caabuqa COVID-19 waxay Hay’addu soo saartay hab cusub oo laga doonayo muwaadiniintu in ay raacaan, wuxuuna noqonayaa sida soo … Continue reading Bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo bilaabanaya iyo hab cusub oo loo marayo (Akhriso)